Baro 10-ka laacib ee ugu mushaarka badan Man United kadib saxiixa Sanches

0
Monday January 22, 2018 - 23:21:41 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 1301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baro 10-ka laacib ee ugu mushaarka badan Man United kadib saxiixa Sanches

    Isniin- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Manchester



Ciyaaryahan Alexis Sanches oo caawa ay kooxda Man United si rasmi ah ula wareegtay ayaa booska ee ciyaartoyda ugu mushaarka badan kala baxay Poul Pogba oo kooxda United ugu sareeyay labadii sano ee lasoo dhaafay markii uu Juventus kasoo dhaqaaqay.


Haddaba halkan ka aqriso liiska 10-ka laacib ee ugu msuhaarka badan Man United.


1. Alexis Sanchez - £600,000 a week

 

2. Paul Pogba - £260,000

 

3. Romelu Lukaku - £220,000

 

4. David de Gea - £200,000

 

5. Zlatan Ibrahimovic - £150,000

 

6. Juan Mata - £145,000

 

7. Nemanja Matic - £140,000

 

8. Luke Shaw - £130,000

 

9. Marouane Fellaini - £120,000

 

= Chris Smalling - £120,000





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip