Kulamada maanta laga ciyaari doono tartamada kala gedisan ee Yurub

0
Wednesday January 24, 2018 - 12:04:23 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulamada maanta laga ciyaari doono tartamada kala gedisan ee Yurub

    Arbaco--Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco--Yurub

Kulamo xiiso leh oo ka tirsan tartamada kala duwan ee Yurub ayaa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid ah Koobka EFL oo uu ka dhacayo kulanka ugu xooggan ee Yurub, Chelsea iyo Arsenal ayaa ku kulmi doona.


Sidoo kale kulamada dhacaya waxaa ka mid ah Ciyaarta Horyaalka Serie A ee Sampdoria iyo Roma.


Real Madrid ayaa Copa Del Rey kusoo dhoweyn doonta naadiga Leganes, waana kulan kale oo ka mid ah ciyaaraha Xiisaha badan ee dhacaya Caawa.



England - EFL Cup January 24

11:00 Arsenal ? - ? Chelsea


Italy - Serie A January 24

08:30 Lazio ? - ? Udinese

10:45 Sampdoria ? - ? Roma


Spain - Copa del Rey January 24

09:00 Alaves ? - ? Valencia

11:30 Real Madrid ? - ? Leganes




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip