Edinson Cavani oo jebiyay Rikoodh u gaar ahaa Zlatan Ibrahimovic, muxuu yahay?

0
Saturday January 27, 2018 - 20:17:04 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Edinson Cavani oo jebiyay Rikoodh u gaar ahaa Zlatan Ibrahimovic, muxuu yahay?

    Sabti- Paris

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Paris


 

Edinson Cavani ayaa ka boos qaatay laacibka Zlatan Ibrahimovic si uu uga jebiyo Rikoodh waqti jiray.


 

Wuxuu noqday laacibkan Paris Saint-Germain ninka ugu gooldhalinta badan.


 

 

 

Laacibka dalka Uruguay ayey kaliya ku qaadatay 11 daqiiqo in uu Sabtigii Ligue 1 uga dhaliyo gool Montpellier si uu u dhaliyo goolkii 157-aad ee Naadiga.



 

Waxaa si weyn uga soo shaqeeyay goolka laacibka Adrien Rabiot kaasoo koroos hoosaad soo dhiibay, France qadkooda dhexe ayaana baas kale oo qurxan u dhiibay Neymar oo si weyn usoo xariiftamay dhankiisa.


 

Cavani ayaa sidoo wuxuu cashar u dhigay xiddigaha cusub iyo kuwii hore ee kooxda. Waxaa u hambalyeeyay Frank Schneider, kaasoo salaamay, si uu hambalyo u yiraahdo.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip