ADIDAS oo shaacisay kubadda lagu ciyaarayo Finalka UCL.

0
Saturday February 03, 2018 - 09:15:33 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ADIDAS oo shaacisay kubadda lagu ciyaarayo Finalka UCL.

    Sabti,Keive.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti,Keive.

Sharikadda Kabaha iyo dharka Ciyaaraha ee ADIDAS ayaa shaacisay Kubadda lagu ciyaarayo kulanka kama dambeysta ah ee Koobka Kubadda Cagta Qaaradda Europe ee UEFA Champions League.


Kubaddan oo sidoo kale laga dheehan karo Magaalada marti gelineysa ee Keiv ayaa waxaa ay tahay nooc aad u qurux badan.


Ciyaarta kama dambeysta ah waxaa ay ka dhici doontaa Garoonka caanka ah ee NSK Olimpiyskyi Stadium,halkaas oo lagu marti geliyay tartankii kama dambeysta ahaa ee Xulalka Qaranka Qaaradda Yurub kaas oo ay ku guuleysatay Spain Sanadkii 2012kii.



Sanadkan kooxaha ugu cad cad waxaa ka mid ah Man City,PSG iyo Bayern Munichen,kuwaas oo wacdaro ka muujiyay dhamaan kulamada ay dheelayaan xilliyaareedkan,iyada oo midkood loo saadaalinayo in ay ku guuleysato.


Muuqaalka kubaddan ayaa laga dhex helayaa calanka Ukraine ee marti geliyayaasha ah,waxaana ku buufsan midabada Jaallaha iyo Buluugga ee Calanka dalka Ukarine.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip