Ciyaaryahan hore Diyuuf oo u tartamaya Madaxweynaha Senegal

0
Wednesday February 07, 2018 - 11:08:58 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 332
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaryahan hore Diyuuf oo u tartamaya Madaxweynaha Senegal

    Arboco,Dhakar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arboco,Dhakar

 

Ciyaaryahankii hore ee Kooxaha Bolton iyo Liverpool Al Xaaji Diyuuf ayaa shaaciyay in uu u tartamayo xilka Madaxweynaha Dalka Senegal ee Qaaraddan Afrika.


Diyuuf ayaa sheegay in uu waxbadan kala socdo siyaasadda,dad badan oo reer Senegal ahna ay dhegeysanayaan sida uu yiri.


Ninkan oo 37 jir ah kuna dhashay Magaalada Dhakar ee Caasimadda Dalka Senegal ayaa sheegay in uu waxbadan oo hoggaamineed ku dhexmartay kubadda Cagta,haddana doonayo in uu la tago Siyaasadda sidaga oo uga faa’deysanaya dadkiisa.



Diyuuf ayaa 12 Sanadood ka ciyaarayay horyaalka Dalka Ingiriiska waxaana uu u soo ciyaaray kooxaha kala ah; Liverpool, Sunderland, Bolton, Blackburn, Rangers iyo Leeds.


Diyuuf ayaa u muuqda mid saaran waddada Laacibkii hore ee Kooxaha Cheslea,PSG iyo Milan ee George Weah kaas oo dhawaan noqday Madaxweynaha Dalka Liberia ee Qaaraddan Afrika,iyada oo ciyaartooyda Afrika ee gelaya siyaasadda ay sare u kacayaan hadda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip