Chelsea oo heshiis la Gaartay Macallinkii Beddeli lahaa Conte, waa kuma?

0
Wednesday February 07, 2018 - 22:13:33 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Chelsea oo heshiis la Gaartay Macallinkii Beddeli lahaa Conte, waa kuma?

    Arbaco--London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco--London

Antonio Conte ayaa la filayaa in uu banneeyo shaqada uu ka hayo Garoonka kooxda Chelsea iyadoo kooxdan lala xiriirinayay dhowr macallin oo ninkaas beddelkiisa shaqada qaban doona.


Kalsoonida macallinka reer Talyaani looga hayay dhanka Maamulka ayaa luntay markii ay kooxaha Bournemouth iyo Watford labaduba Guulo waaweyn oo lama filaan ah ka gaareen naadiga Chelsea.


Hoggaamiyihii hore ee kooxda Barcelona, Luis Enrique ayaa la gaaray Chelsea heshiiskii uu ku beddeli lahaa Conte.



Joornaalka kasoo baxa dalka Spain ee Sport ayaa wariyay in Enrique uu heshiis ahaan saxiixayo tan iyo 2019 ilaa 2020-ka kaasoo ah heshiiska Horudhaca ah ee uu lasii gaaray kooxda Blues.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip