Giorgio Chiellini: Marka uu Conte ku Tababarayo, ma daali kartid, Balse waad Dhiman Kartaa!!

0
Wednesday February 07, 2018 - 22:16:33 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 387
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Giorgio Chiellini: Marka uu Conte ku Tababarayo, ma daali kartid, Balse waad Dhiman Kartaa!!

    Arbaco--Turin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco--Turin

Giorgio Chiellini ayaa Afkiisa kala furay, wuxuuna ka hadlay waxa uu la gaarka yahay macallinkii hore ee kooxda Juventus, Talyaanigana ay sidoo kale wadajir uga soo wada shaqeeyeen, Antonio Conte hoggaamiyaha Waqtigaan ee kooxda Chelsea.


Chiellini ayaa sheegay in Morata uu wax badan ka ogyahay Arrimaha Conte, maaddaama aysan aheyn waxa uu sameeyo Tababar — waan ku faraxsanahay in aan la shaqeeyay macallin la mid ah Conte oo tababarkiisa aan lagu daali jirin, balse lagu dhiman karay.



Wuxuu shaaciyay laacibka xulka Talyaaniga in aan loo Adkeysan Karin, tababarka Conte, wuxuuna yahay mid aan Aqoonin daal, balse garanaya uun in la geeriyoodo ama inta laga dhimanayo la socdo la Ordo oo la ciyaaro.


Wuxuu sidoo kale Ammaanay laacibkani Harry Kane xilli ay is wajahayaan Tottenham iyo kooxdiisa ee Champions League kaasoo ka mid ah wareegga 16-ka ee tartanka kooxaha Yurub.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip