Lineker: Barcelona waxaa Garoonka u gala wax ka badan 13 laacib, ma Garsoorka ayuu ula jeedaa mase wax kale ayaa jira???

0
Thursday February 08, 2018 - 02:09:46 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 560
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lineker: Barcelona waxaa Garoonka u gala wax ka badan 13 laacib, ma Garsoorka ayuu ula jeedaa mase wax kale ayaa jira???

    Khamiis--Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis--Barcelona

Gary Lineker ayaa sheegaya in kooxda Barcelona waqtiyadaan ku ciyaareyso hannaan lala yaabay isla markaana uuba isagu u aqoonsanyahay kooxdii, 13-ka laacib inta Lionel Messi uu garoonka ugu jiro.


Inta lagu gudajiray 3 sano oo uu ka shaqeynayay Spain, Lineker ayaa dhaliyay 42 gool 103 kulan oo uu LaLiga uga ciyaaray kooxda Blaugrana wuxuuna noqday laacibka British-ka ah ee ugu goolasha Badan taariikhda, ka hor inta uusan dhaafin Gareth Bale.



"Waan jeclahay Barcelona," Lineker ayaa u sheegay Lobo Carrasco isagoo wareysi siinayay Mundo Deportivo. "Waan daawadaa dhammaan kulamada; waxaan taageersanahay Barcelona Sidoo kale 4 anigu aan dhalay wey taageeraan.


"Barcelona waxay aheyd markeedii ugu wanaagsaneyd tan iyo Ronaldinho, Xavi, [Andres] Iniesta iyo ninka dhammaan ka sarreeya, Messi.

"Messi waa nin ka yimid duni kale."


Weeraryahankii hore ee England ayaa ku sheegay wiilka reer Argentine in uu yahay laacib kaligiis 3 u dhigma, sidaas awgeed ayuu yiri Barcelona waxay ku ciyaartaa 13 Laacib kulan walba oo uu safanyahay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip