Gabdhaha: Horseed Vs Heegan, Horseed masoo celin kartaa rajadeeda horyaalka, Heeganse ma xaqiijin kartaa ?

0
Friday February 09, 2018 - 09:33:39 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 494
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabdhaha: Horseed Vs Heegan, Horseed masoo celin kartaa rajadeeda horyaalka, Heeganse ma xaqiijin kartaa ?

    Jimco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Muqdisho



Garoonka Wiish ayaa maanta marti gelin doona kulanki u dambeeyay horyaalka kubadda Gabdhaha2017-18.


 

Gabdhaha Heegan oo horyaalka kubadda daafacanaya ayaahoryaalka ku hogaamineysa 3 dhibcood oo nadiif ah waxayna leeyihiin 15 dhibcood, halka Horseed ay 12 dhibcood leedahay.


 

Heegan ayaa u baahan guul ama barbaro si aymarkale u xaqiijiso horyaalka, basle Horseed ayaa dhankeeda u baahan guul oo kaliya si markale loo ciyaaro kulan kala bax ah.



Heegan ayaa kulanka lugta hore ee horyaalka Horseed kaga adkaatay 19-8, waxayna Horseed dooneysaain ay ka aar gudato.


Kulanka ayaa ka dhici doona garoonka Wiish

Saacadda:4:00 galabnimo

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip