Ryan Giggs oo tilmaamay kooxda Harry Kane uu ku biirayo iyo sababta

0
Friday February 09, 2018 - 15:05:21 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ryan Giggs oo tilmaamay kooxda Harry Kane uu ku biirayo iyo sababta

    Jimco- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- London


 

Macalinka Xulka Wales Ryan Giggs ayaa daaha ka roagy sababta uu Harry Kaneugu biiri karo kooxda Real Madrid.


" Marka uu ciyaaryahan u dhaqaaqo koox u tartameysa tartamada waa weyn iyo koobab waxaa sare u kacaya maqaamkaada, ayuu yiri macalinka reer dalka Wales u sheegay Sky Sports.


" laakiin marka aay gul muhiim ah waliba gaar ah la gaarto kooxda aan caanka ku noqotay , isla markaana haysata macallin cajiib ah garoonka cusub ay kooxda yeelaneyso waa arin kale oo mudnaan leh.



" Waa laga yaabaa inuu dibada aadayo, sidoo kale waa suurta gal inuu maro wadadii Bale oo saddex koob oo koobka kooxaha horyaalada yurub ah kula guuleystay Real Madrid,”


Kane ayaa dhawaan fariin ammaanmuujineysa u diray macallinkiisa Mauricio Pochettino, isagoo sheegaysida macaliinka reer Argentine uu kooxdais badalka uga sameeyay, xilli labada nin lala xiriirinayo Real Madrid.


Kane ayaa sanadki 2017 waxuu u ahaa sanadkii isbadalka noloshiisa ciyaareed, xilli uu 22 gool  ku hogaaminayo horyaalka.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip