Gacalisada Bellerin … Shree Patel, waxay ka Qalin Jebisay Kulliyadda Dembiya, Baqdin ma dareemi laheyd haddii aad tahay Bellerin?

0
Saturday February 10, 2018 - 00:00:56 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 972
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gacalisada Bellerin … Shree Patel, waxay ka Qalin Jebisay Kulliyadda Dembiya, Baqdin ma dareemi laheyd haddii aad tahay Bellerin?

    Sabti--London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti--London


SHREE ayaa dhowaan noqotay xubin si weyn looga wada yaqaanno Waqooyiga London.


Toddobaadkan indhaha oo dhan ayaa haya Arsenal iyo Spurs kulanka adage e North London derby.


Si waliba, haddii Hector Bellerin uu qalad ka galo Shree Patel, waxbaa ka qabsan kara, waayo waxay dhammeysay kulliyadda Dembiyada oo ay Jaamacad uga baxday.


Gabadhaan Hindida ah waxay muddo sanad ah hadda wada socdaan Saxiibkeed Bellerin, kaasoo isaguna u dhashay dalka Spain.



Gabadhaan ayaa ku shaqeyn karta, Awood maaddaama ay baratay Culuumka Dembiyada, waxayna laacibkan ku tahay Baqdin weyn in uu galo wax qalad ah inta uu iyada waqtiga la wadaagayo.

 Hector Bellerin is dating model Shree Patel

 Shree Patel has been signed to Leni's Models

 Shree Patel has modelled for Ellesse and Calvin Klein

 Shree Patel has written her own blog for Leni's Model's website




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip