Messi oo wiilkiisa aan dhalan u bixinaya Cristiano Ronaldo

0
Saturday February 10, 2018 - 13:24:29 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Messi oo wiilkiisa aan dhalan u bixinaya Cristiano Ronaldo

    Sabti- Spain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Spain



Lionel Messi iyo xaaskiisa Antonella Roccuzzo ayaa filaya cunugoodii seddexaad, inkasta oo ay si rasmi ah u aqal galeen sanadkii tagay.


 

Sida ay baahisay Jariiradda Marca, Lionel Messi ayaa u bixinaya wiilkiisa 3-aad magaca "Ciro” kaas oo noqonaya Cristiano Ronaldo marka la joogo luuqadda Shiinaha.


 

Shacabka Shiinaha ayaa u soo gaabiya magaca Cristiano Ronaldo marka ay ku dhawaaqayaan "Ci iyo Ro” oo ah labada magac oo labada xaraf ee ugu horreeya laga soo qaadanayo.



 

Sidaas darteed, wiilka 3-aad ee Lionel Messi ayaa ku magac noqonaya laacibka ay isla tartamaan ee Cristiano Ronaldo marka la joogo Shiinaha!.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip