Jamie Vardy oo rikoor ku jebiyay lixda koox ee ugu tunka weyn EPL-ka

0
Sunday February 11, 2018 - 12:03:53 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jamie Vardy oo rikoor ku jebiyay lixda koox ee ugu tunka weyn EPL-ka

    Axad, Leicester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad, Leicester

 

Weeraryahanka kooxda Leicester City Jamie Vardy ayaa xalay rikoor cusub dhigay kaddib markii uu noqday weeraryahanka kaliya ee xilli ciyaareedkan gool ka dhaliyay lixda kooxood ee ugu sarreysa Horyaalka.


Vardy ayaa daqiiqaddii 24aad xalay bar barreeyay Mancity inkasta oo City ay si naxariis la’aan ah ugi fatahday Kooxda Leicester haddana Vardy ayaa dhamaan shabaqooda taabtay lixda koox ee ugu tunka weyn Horyaalka England xilli ciyaareedkan.



Goolkii xalay waa kiisa 13aad ee horyaalka iyo kiisa 14aad ee dhamaan tartamada xilli ciyaareedkan inta uu socdo.


8 ka mid ah 13ka Goo lee uu horyaalka ka dhaliyay xilli ciyaareedkan waxaa uu ka dhaliyay kooxaha waaweyn ee lixda ah.


Vardy waxaa uu horay gool uga dhaliyay Man City kulankii ka tirsanaa Koobka Carabao Cup,laakiin goolkaas looma xisaabin maaddaama uu tartan kale ku dhaliyay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip