Taageerayaasha Gunners oo maamulka ugu baaqay in Wenger lagu beddelo Ancelotti

0
Sunday February 11, 2018 - 12:06:41 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taageerayaasha Gunners oo maamulka ugu baaqay in Wenger lagu beddelo Ancelotti

    Axad,London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad,London

 

Taageerayaasha Kooxda Arsenal ayaa ku baaqay in Tababaraha Arsenal la eryo laguna beddelo tababarihii hore ee Kooxda Bayern Munich, Carlo Ancelotti .Tababaraha reer Italy ayaa shalay daawanayay kulankii ay 3 dhibcood ku duubatay Tottenham ee ay ku garaacday Kooxda Gunners.


Taageerayaasha ayaa guul darradaas kaddib waxaa ay Garoonka ku arkeen Tababarihii hore ee Kooxda Bayern oo ciyaarta daawanayay waxaana ay codsadeen in Emirates laga diro Tababaraha reer France ee Wenger.



Hary Kane ayaa u haray boqorka Waqooyiga London kaddib markii shalay ay waxba yahay ka soo qaadeen Asrenal ,gool uu madax ku dhaliyay Kane ayaa uga filnaaday Tottenham in ay saddex dhibcood qaadato,iskuna shubto kaalinta 3aad ee horyaalka Dalka England.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip