Real oo £100m ku dooneysa xiddig ka tirsan Chelsea,Hazardna ma'aha.

0
Sunday February 11, 2018 - 12:11:54 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real oo £100m ku dooneysa xiddig ka tirsan Chelsea,Hazardna ma'aha.

    Axad, London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad, London

 

Kooxda Kubadda Cagta Real Madrid ayaa shaacisay in ay diyaar la tahay lacag dhan £100 Milyan oo lacagta Ingiriiska ah si ay ula wareegto mid ka mid ah xiddigaha Kooxda Chelsea.


Real ayaa beddelka David De Gea ka baadi goobesa kooxda Chelsea waana Goolhaye Thibuat Courtois,kaas oo qudhiisu sheegay in uu niyadda ka jecelyahay Madrid.


Xiddigan ayaa todobaadkii la soo dhaafay laga soo xigtay isaga oo leh, "Jirkeyga ayaa la jooga Chelsea ee qalbigeygu waxaa uu jiraa Madrid,halkaas oo ay ku noolyihiin xaaskeyga iyo carruurteyda”.



Real ayaa diyaarineysa lacag ka badan £300 Milyan oo Chelsea ay uga qaadato xiddigaha reer Belgium ee Eden Hazard iyo Thibuat Courtois.


Real ayaa bishii January ee la soo dhaafay Chelsea u soo bandhigtay lacagtaas is ay ula wareegto saddexda xiddig hayeeshee midkoodna ma qaadan oo Chelsea ayaaba suuqii ku fashilan,beddelkoodana arag.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip