Pietro Pellegri da'ar diiwaanka taariikda wax ku yeeshay

0
Sunday February 11, 2018 - 12:56:10 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Pietro Pellegri da'ar diiwaanka taariikda wax ku yeeshay

    Axad- Monaco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Monaco

 


 

Pietro Pellegri ayaasameeyay taariikh kadib markii uu kooxdiisa Monaco u saftay kulankiisi u horeeyay ee horyaalka faransiiska isagoo jira16 sano 330 maalmood, waxuunanoqday laacibkii ugu da;yaraa ee Monaco u safta.


Weeraryahankii hore ee kooxda Genea Pietro Pellegri, ayaa 25 milyan ugu soo dhaqaaqay garoonak Maraazi ee kooxda Genao isago kusoo biiray kooxda Monaco ee dalka faransiiska intii lagu gudo jiray.



 

Inkasta uu kaliya 10 maalin tababarka la qaadanayey kooxdiisa,  waxuu badal kusoo galay kulanki ay Monaco la qaadatay kooxda Angers.


Da’diisa oo ah 16 sano iyo 330 maalmood, Pellegri waxuu noqday laacibkii ugu da’yaraa ee taariikhahoryaalka fanarsiiska Ligue 1 u safta kooxda Monaco muddo 40 sano ah.


 


Kahor intii uusan kusoo biirin France ligie 1 waxuuna saftay 9 kulan oo Serie A waxuna dhaliyey 3 gool.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip