Weerar Internet-ka ah oo lagu qaaday ciyaaraha Qaboobaha ee ka socda K/Kuuriya.

0
Sunday February 11, 2018 - 13:59:38 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Internet-ka ah oo lagu qaaday ciyaaraha Qaboobaha ee ka socda K/Kuuriya.

    Axad, Seul.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad, Seul.

Weerar dhinaca Internet-ka ah ayaa lagu qaaday Computerrada iyo Baraha Internetka ee ciyaaraha Qaboobaha ee ka socda Dalka Koofurta Kuuriya.


Arrintan waxaa ay timi laba maalmood kaddib markii ay ka furmeen magaalo 50km u jirta Sohdinta Koofurta Kuuriya la wadaagto Waqooyiga Kuuriya.


Saraakiisha iyo qaban qaabiyayaasha Ciyaaraha Olympics ee ka socda Dalka Koofurta Kuuriya ayaa diiday in ay sheegaan cidda weerarkaas ka dambeysa.



Qaar ka mid ah Waddamada reer Galbeedka ayaa durba ku eedeeyay Waqooyiga Kuuriya iyo Ruushka,inkasta oo aanay jirin cid xaqiijisay.


Waqooyiga Kuuriya ayaa ciyaarahan ka qeybgaleysa iyada oo ay ku matalayaan dad ka badan 400 Qof oo ciyaartooy,taageerayaal iyo mas’uuliyiin isugu jira.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip