Liverppol oo liishaanka saartay laacib ay uga maarmi karaan Thomas Lemar , Waa kuma ?

0
Monday February 12, 2018 - 10:13:06 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liverppol oo liishaanka saartay laacib ay uga maarmi karaan Thomas Lemar , Waa kuma ?

    Isniin-Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Liverpool


Kooxda Liverpool ayaa lagu soo warinayaa in ay u dhaqaaqday laacibkadalka Jamaica u dhashay ee Leon Bailey si ay uga maarmaan baadigoobkii ay ugu jireen laacibka ay ku hungoobeen ee reer France Thomas Lemar.


 

Liverpool ayaa 22 jirkankooxda Monaco u dheela ku qancin weysay ineey keenaan gegida Anfield si uu badal ugu noqdo Coutinho oo u dahqaaqay Barcelona kaassoo 412 milyan lagu iibsaday.


 

Jariirada Mirror ayaa shaaca ka qaaday in tababare Jurgen Klopp uu markaan u dhaqaaqay soo xerogalinta ciyaaryahan Bailey kaas oo 22-kulan u saftay kooxdiisa Bayer Leverkusen kulamada Horyaalka Bundesliga isagoo dhaliyay 10-gool.



 

Liverpool waxey suuqii January kla so wareegtay daafaca SouthamtonVirgil van Dijk, waxayna quudaraenysa in ay qarashad kor u dhaafya 100 milyan in ay markale suuqa geliso.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip