Mohamed Salah oo soo barbareeyay Rikoodh 24 sano la jabin waayey Horyaalka Ingiriiska

0
Monday February 12, 2018 - 10:26:02 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 773
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mohamed Salah oo soo barbareeyay Rikoodh 24 sano la jabin waayey Horyaalka Ingiriiska

    Isniin- Liveropool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Liveropool


 

Laacibka loo maaro layahay ee kooxda Liverpool Mohmaed Salah ayaa markael taaariikh sameeyay kadib markii uu oo kooxdiisa goolna u dhaliyey midkalena uu cawiyey kulankai ay 2-0uga adkaadeen Southamton.


Salah ayaa saxiixay goolkiisi 22-aad ee horyaalka, sidookale waxxuu cawiye ka ahaagoolka Firmino waxuna sidaa kusoo barbareeyay Rikoodh horyaalka Ingiriiskau yiilay.


Salah ayaa hadda 19 gool ku dhaliyey lugta bidix, waxuna Rikoodhkaas kula biiray weerayahankiihore ee Liverpool Robbie Fowler kaasoo xilli ciyaaredki 1994-95 horyaalka ingiriiska u dhaliyay kooxdiisa Liverpool.



Dhanka kale waxuu laacibkanoqday laacibka saameynta ugu badan ku leh goolasha ay dhalisay kooxdiisa liverpool.


Laacibka ku guuleystay xiddiga sanadkan ee qaaradda Afrika ayaa kujira safka hore xiddigaha sanadkan loo saadaalinayo laacibak horyaalka Ingiriiska.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip