20-ka koox ee ugu shaxda ugu qaalisan oo la shaaciyey Cheslea oo ka sareysa Real Madrid, yaa hogaaminaya?

0
Tuesday February 13, 2018 - 17:50:20 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 637
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    20-ka koox ee ugu shaxda ugu qaalisan oo la shaaciyey Cheslea oo ka sareysa Real Madrid, yaa hogaaminaya?

    Talaado-Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Yurub


 

Waxaa la shaaciyey 20-ka kooxood ee leh shaxda ugu qaalisan Yurub waqtigan, iyadoo Chelsea ay ka sarreyso Real Madrid.


 

Kooxda Manchester City oo shaxdeeda ku kaceyso adduun dhan 777 milyan oo bound ayaa ah naadiga ugu Shaxda qaalisan Yurub waqtigan.


 

 

Naadiga PSG ee Faransiiska ayaa iyana ku kaceysa 772 milyan iyadoo ay jirto inay shaxdeeda ka mid yihiin xiddigaha ugu qaalisan kubadda cagta ee Neymar iyo Kylian Mbappé, waxaana ay ku jirtaa kaalinta labaad.



 

Kaalinta saddexaad waxaa soo gashay kooxda Manchester United oo safkeedu ku kacayo adduun dhan 661 milyan.

Image may contain: one or more people

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip