Baro 20-ka laacib ee maaliyadahooda loogu iibsiga badan yahay

0
Tuesday February 13, 2018 - 18:14:12 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 731
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baro 20-ka laacib ee maaliyadahooda loogu iibsiga badan yahay

    Talaado- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Yurub




 

Waxaa la shaaciyey 20-ka ciyaaryahan ee kubadda cagta oo maaliyadahooda loogu gashado badan yahay tan iyo markii uu bilowday sanadkan 2018 illaa iyo hadda, Zlatan Ibrahimovic ayaana si layaab leh uga soo muuqday 10-ka sare.


 

SportsDirect.com ayaa shaacisay magacyada 20-ka ciyaaryahan ee maaliyadahooda loogu iibsasho badan yahan laga soo bilaabo 01 bishii Janaayo ee sanadkan illaa iyo haatan, waxaana hoggaaminaya saxiixa cusub ee Man United Alexis Sanchez. 



 

1- Alexis Sanchez – Manchester United

 

2- Paul Pogba – Manchester United

 

3- Harry Kane – Tottenham Mohamed

 

4- Salah – Liverpool

 

5- Eden Hazard – Chelsea

 

6- Philippe Coutinho – Barcelona

 

7- Kevin de Bruyne – Man City

 

8- Mesut Ozil – Arsenal

 

9- Roberto Firmino – Liverpool

 

10- Zlatan Ibrahimovic – Manchester United

 

11- Alexandre Lacazette – Arsenal

 

12- Sergio Aguero – Man City

 

13- Romelu Lukaku – Manchester United

 

14- David De Gea – Manchester United

 

15- Heung-min Son – Tottenham

 

16- Virgil van Dijk – Liverpool

 

17- Dele Alli – Tottenham

 

18- Marcus Rashford – Manchester United

 

19- Henrikh Mkhitaryan – Arsenal

 

20- Christian Eriksen – Tottenham


W/D: Haaruun Khasaaro




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip