Harry Kane oo Rikoodh Taariikhi  sameeyay  kulanki Juventus ee Champions League

0
Wednesday February 14, 2018 - 08:48:48 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Harry Kane oo Rikoodh Taariikhi  sameeyay  kulanki Juventus ee Champions League

    Arbaco- Torino

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Torino



 

WeerarayahankaTottenham Harry Kane ayaa ka sare maray ciyaaryahanada Didier Drogba iyo Ronaldinho kadib markii uu dhaliyey goolkiisii 9-aad muddo 9 kulan oo uu saftay koobka horyaalada Yurub.


 

Xiddiga Tottenham ayaagoolahye ianluigi Buffon dib mariyey gool isagoo shabaqa oo maran dhaliyay, kulanki xalay labda koox ku dhex maray garoonak Alienzaee magaalda Turin , waxaana goolkalabaad ee barbarara Tottenham u saxiixai Christian Eriksen oo daqiiqaddii 72-aad dhaliyey wuxuuna kulanku ku dhammaaday 2-2.



 

Kane goolkiisa ayaa sidoo kale barbarreeyay dalka England rikoodh uga yiilay koobka horyaalada yurub ,wuxuuna la sinmay kabtankii hore ee Liverpool Steven Gerrard oo 7 gool dhaliyay xal xilli ciyaareed.


 

Balse goolkaas ayaa sidoo kale Spurs xiddiggeeda uga mid ahaa tariikhaha ugu wanaagsan ee Champions League.


 

Didier Drogba, Ronaldinho, Simone Inzaghi iyo Diego Costa ayaa dhammaantood dhaliyay min 8 gool ciyaaraha 9-ka ah ee ugu horreeya Champions League, ka hor kulankii xalay ayuuna dhaliyay isagu, wuxuuna ahaa rikoodh aad ugu wanaagsan isagoo fursad u hasyta inuu Rikoodhyo kale jabiyo.


 

 

 

Laacibkan oo 24-jir ah ayaa sidoo kale ku jira xiddigaha ugu goolasha badan 5-ta horyaal ee Yurub wuxuuna dhaliyay 33 gool dhammaan tartamada.

 

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip