Maxaa kala Heysta kooxaha Horseed iyo Gaadiidka, Kaalimaha ay ku kala jiraan & Warar kale

0
Wednesday February 14, 2018 - 14:28:28 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa kala Heysta kooxaha Horseed iyo Gaadiidka, Kaalimaha ay ku kala jiraan & Warar kale

    Arbaco--Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco--Muqdisho

Kooxda Kubadda Cagta Horseed ayaa kulan adag waxay galabta la qaadan doontaa Naadiga Gaadiidka, ciyaartaas waxay ka mid tahay kulamada ugu xiisaha Badan Toddobaadkan ee horyaalka Somalia Premier league.


Gaadiidka ayaan weli Adkaan 1 kulan oo ka mid ah horyaalka, waxayna leedahay 2 dhibcood oo ay ka heshay 3dii kulan ee ay horay u ciyaartay.


Horseed waxay leedahay 7 dhibcood, waxayna dooneysaa guul si ay hoggaanka ugu qabato horyaalka Dalka, iyadoo 10 dhibcood gaari doonta waxaana hadda dhibcahaas kuwo la mid ah ku hoggaamineysa horyaalka Dekadda oo dhanka Goolasha hoggaanka looga qaban doono.



Sanadkan kooxda Horseed waxay ku ciyaareysaa Ciyaartoy aad u wanaagsan, kuwaas oo suuragelin kara in kooxda Ciidanka Meletarigu ay horyaalka ku guuleysato Muddo dheer keddib.


Kulanka: Horseed vs Gaadiidka

Garoonka: Koonis Muqdisho

Saacadda: 03:30pm Galabnimo Geeska Afrika




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip