Liverpool vs Man City, Barcelona vs Atletico M, isku aadka da'yarta UEFA.

0
Thursday February 22, 2018 - 14:00:30 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 806
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liverpool vs Man City, Barcelona vs Atletico M, isku aadka da'yarta UEFA.

    Khamiis, Zurich

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis, Zurich

Kaddib kulamadii ugu dambeeyay ee loogu soo baxayay afar dhamaadka 19 jirrada Kooxaha Champions League ee Qaaradda Europe.


Isku aadkan waxaa isku beegmay kooxo waaweyn marka qeybta sare la joogo hayeeshee qeybta hoose iska dhiga sida kuwo sare oo kale waxaana ka mid ah Real iyo Chelsea,Man Cty iyo Liverpool iyo kooxo kale oo isku beegmay.


Tartankan waxaa la ciyaari doonaa 13-14ka Bisha soo socota ee March,waxaana Kooxan oo kooxahooda sare ay wali ciyaarayaan Champions League ka mid ah kooxda FC Porto oo guul darro 5-0 ah kala kulantay Liverpool.

http://i.dailymail.co.uk/i/pix/2018/02/21/22/



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip