Qori Tuurka Koobka kubadda Koleyga Jeneraal Daa'uud oo la sameeyay, ogoow goorta la ciyaarayo iyo kooxaha ka qeyb galaya+Sawirro

0
Friday February 23, 2018 - 10:37:11 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 509
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qori Tuurka Koobka kubadda Koleyga Jeneraal Daa'uud oo la sameeyay, ogoow goorta la ciyaarayo iyo kooxaha ka qeyb galaya+Sawirro

    Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga ayaa xafladda qori tuurka koobka Koobabka jeneraal Daa'uud ku qabtay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qeyb galay Madaxada Xiriirka kubadda Koleyga , masuuliyiinta naadiyada iyo kooxaha kubadda Koleyga iy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga ayaa xafladda qori tuurka koobka Koobabka jeneraal Daa'uud ku qabtay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qeyb galay Madaxada Xiriirka kubadda Koleyga , masuuliyiinta naadiyada iyo kooxaha kubadda Koleyga iyo Marti sharaf kale.


 

Ka hor qorituurka waxaa goobtalagu soo bandhigay xeerka tartanka kaasoo uu ka muuqday isbadalkadhanka Horumarka , waxeynaguddoomiyhaa Xiriirka kubadda Koleyga Mudane Cabdullaahi Nuur Maxamed Cadaani masuuliyiinta kooxaha usoo bandhigay qorshaha Horumarinta Xiriirka qeybta tartamada kaasoo kasoo muuqanayeen guddiyo iyo dad mutadawciin ah oo ka qeyb qaadanaya sare u qaadida ciyaarta kubadda Koleyga iyodoorka ay kooxaha ku leeyihiin, waxayna kadib falan qeyn is weydiin su’aalo ku qotoma xeerka laysla la gartay in sida wadajir ah looga shaqeeyo horumarinta Kubadda Koleyga dalka.



Kadib waxaa la guddo galay qori tuurka Horyaalka oo ka qeyb galayaan 8 koox, kuwaa oo loo qeybiyeey labagroup.


Goup A, waxaa kuwada jira Kooxaha Horseed, Wacaaf, OFC iyo Dekedda:


Group B: Plasma, Fero, Banaadir SC iyo Heegan:


Tartankan oo ay daafacneysokooxda Heegan waxaa uu furmi doona 23-ka bisha Maarso , waxaana kulanka furitaanka wada dheeli doono kooxaha Horseed   iyo OFC 


Gebogebadii Guddoomiyaha XSKK Mudane Cadaani ayaamasuuliyiinta naadiyada uga mahad celiyay sida hufnaanta leh isla markaana horumarka ku dheehan tahay oo ay afkaartooda ugu soo bandbigay  kulanka , waxuuna  intaa ku daray  intaasi ay  muujineysa ka go’naanshaha horumarka kubadda Koleyga  ay kooxaha dalka dooneynayaan.


 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip