Arsenal oo kulanka Milan uga faa'iideysano doonta laacib ay si weyn udooneysay

0
Saturday February 24, 2018 - 14:26:27 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal oo kulanka Milan uga faa'iideysano doonta laacib ay si weyn udooneysay

    Sabti- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- London


Kooxda Arsenal oo kooxda Milan la qaadan doonta laba kulan oo katirsan wareega 16-ka koobka Uefa Europa League ayaa qorsheyneysa in ay kulankaas uga faa’iideysato qorshe aykula soo wareegeyso laacibka reer Portugal Andre Silva.


 

Arsenal ayaa todobaadyadi lasoo dhaafay wadahadal la furtay wakiilkaAndre Silva , waxayna wararku sheegayaan in Gunners-ka ay laacibkan diyaar ula tahay qiimo dhan 40milyan, halka Milan ay horey uga soo bixisay 34milyan.



 

22 jirkan ayaanan boos joogto ah ka heysan kooxdiisa waa arin fududeyn karta inuu dalabado ku biirita Arsenal.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip