Milan oo Horyaalka Igiriiska kala soo wareegysa Laacib South Korea udhashay

0
Saturday February 24, 2018 - 16:35:16 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Milan oo Horyaalka Igiriiska kala soo wareegysa Laacib South Korea udhashay

    Sabti- Milano

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Milano

 


 

Kooxda Acmilan ayaa dooenysa in ay xilli ciyaareedka dambe lasoo wareegto laacibka qadka dhexe kooxda Swasnsea City Ki Sung-Yueng kaas oo ay u aragto laacibka badali kara Frack Kessie.


 

Sida laga soo xigtay jariirada Corriere dello Sport, maareeyaha Milan Massimiliano Mirabelli ayaa goor sii horeysay il gaar ah ku hayey laacibkan Koofurta Koera u dhshay markii u amaahda kujoogya kooxda Sunderland xilli ciyareedki 2013-14.



Bishii hore ayuu 29 jirsaday, waxuuna heshiiskiisa dhacayaa bisha June ee sanadkan, taasoo ka dhigan in beeca xorta ay kula wareegi karto Milan.


Ki ayaa inta badan waqtigiisa ku qaatay Britain, markii uu Seol kasoo dhaqaaqay 2009, isagoo ku biiray Celtic Madibna Swansea iyo Sunderland uu amaah ugu soo ciyaaray.


Xilli ciyaareedkan waxuu dhaliyey hal gool waxuuna caawiyay labo kale 20 kulan uu horyaalka ka ciyaaray.


 

Ki waa kabtanka South Korea , waxaana horey loogu codeeyay laacibka sanadka ee Swansea 2014.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip