Manchester City oo markeedi shannaad ku guuleystay koobka EFL Cup+Sawirro

0
Sunday February 25, 2018 - 22:26:08 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester City oo markeedi shannaad ku guuleystay koobka EFL Cup+Sawirro

    Axad- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- London


Kooxda Manchester City ayaa markeedi shannaad taariikhda ku guuleystay koobak EFl Cuo oo sanadkanwatay magaca ( Carabao Cup ) kadib markii ay 3-0 ugu awood sheegataykooxda Arsenal oo ay kulankafiinaalka ku kulmeen gegida Wembely.


Sergio Aguero ayaa daqiiqadi18 ee ciyaarta bandhiga goolasha u daah furay kooxda City waxaana qeybta hore lagu kala nastay 1-0.


Marki laysku soo laabtay ayeey kooxda Arsenal sameysay isku day ay kusoo kabaneyso, waxaase gool labaad ugu shubay Vincet Kampony oo 13 kulan aan u safan kooxdiisa41 jeer oo dhaawacyo kala duwan ay soo gaareen intii uu City ku sugnaa ku sigtay inuu waayo kabtannimadiisa iyo mustaqbalkiisa City, basle waxuu helay kulan uu rajadiisa kusoo ceshan karo.



Waxaan goolka saddexaad daqiiqadi 65 ugu shubay David Silva,inkasta oo ay Arsenal abuurtya lix fursad oo ay saddex kamid ah bartilmaameedka ku beegtay hadana kama miro dhallin waana natiijo waji gabax ku rideysa taageerayaasha horeyba u niyad jabsanaa ee Arsenal.


Waa koobkii koowaad ee uu Guardiola gacanta ku dhigo kadib sanad abaar ah uu ku qaatay City, waxuuna rajo wanaagsan ka leeyahay Horyaalka iyo koobka horyaalada yurub oowareegiisa sidddeeda usoo bixi rabo kadib guul weyn uu bannaanka kusoo gaaray lugta hore.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip