Man United oo Barcelona iyo Real Madrid kula dagaalameysa saxiixa Alvaro Odriozola

0
Monday February 26, 2018 - 19:13:54 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 1159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man United oo Barcelona iyo Real Madrid kula dagaalameysa saxiixa Alvaro Odriozola

    Isniin- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Manchester


 

Manchester United ayaa isha ku heysa daafaca dambeedka midig ee kooxda Real Sociedad Alvaro Odriozola madaama ay miisaamayaan inu xagaaga u dhaqaaqo Real Madrid iyo Barcelona oo diirada u saaran.


Image result for Alvaro Odriozola in action

 

22 jirkaan ayaa si dhow ula socdey Real Madrid iyo Barcelona sannadkii lasoo dhaafay, United ayaana sidoo kale ogeysiis aheyd.

 

Laacibkan kusoo barbaaray ayaa bandhigiisa wanaagsan ku muteystay in 2017 uu kusoo biro da’yarta Spain ee 21jirada ka yar waxuuuna isla 2017 si rasmi ah uga mid noqday xulka waa weyn e Spain isagoo u saftay 2 kulan.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip