Tababare Antonio Conte oo shaaciyey sababatii uu u bedelay Eden Hazard kulankii Man United

0
Monday February 26, 2018 - 20:31:01 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababare Antonio Conte oo shaaciyey sababatii uu u bedelay Eden Hazard kulankii Man United

    Isniin- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- London


 

Antonio Conte ayaa xaqiijiyay in Eden Hazard uusan dhaawacaneyn, isla markaana kulankii Manchester United looga saaray sabab la xiriirtay xaaladda ciyaarta.


 

Chelsea ayaa 2-1 guudarro ah kala kulmay Manchester United kulankii ka dhacay Old Trafford, markaasoo la dhaleeceeyay falsafaddii macallinka uu ku bedelay Hazard.


 

Markii la weydiiyay haddii Hazard uu u bedelay dhaawac dartiis, wuxuu Conte ku jawaabay: ‘Waxay ahayd go’aan xeelad ah, kaliya waxaan u baahneyn dheelitir weyn.”



 W/D: Haaruun Yuusuf   Khasaaro




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip