Kulanka Barcelona iyo Real Madrid ee El Clasico oo sababa dhaqaalo awgood badal lagu sameeyay waqtigii la dheeli lahaa

0
Tuesday February 27, 2018 - 14:52:30 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 457
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulanka Barcelona iyo Real Madrid ee El Clasico oo sababa dhaqaalo awgood badal lagu sameeyay waqtigii la dheeli lahaa

    Talaado- Spain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Spain


 

Xiriirka kubadda Cagta Spainayaa ku dhawaqay xilliga rasmiga ee la ciyaari doona kulanka labaad ee kooxha Barcelona iyo Realee horyaalka, kadib isbadal lagu sameeyay xagga waqtiga.


Javier Tebas, oo ah madaxweynaha Xiriirka kubadda Spain ayaaxaqiijiyey kulanka lagu tilmaamo kan ugu xiisaha iyo daawashada badan kubadda cagta heer koox la dheeli doono 6-da May.


Tebas ayaa ku sifeeyay go’aan mid dhaqaalo doon ah, waxuuan tilmaamay in wax badan laga bartay kulanki ligta hore ee bishii December oo la ciyaaray xilliga qadada ee Africa iyo bariga dhexe kaasoo dhaqaalo abdan laga macaashay.



 

Kulankanayaa ka dhici doona gegida Camp Nou ee magaalada Barcelona waxaana la ciyaari doona 6:00 maqribnimo xilliga geeska Afrika waqtigaas oo ah mid ay dad badan oo caalamka ah fursad weyn u heli doonaan.


Barcelona ayaa Realkulanki hore uga soo adkaatay0-3, waxayana kas areysaa 14 dhibcood oo nadiif ah.

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip