Conte oo qabanaya xulka Italy

0
Tuesday February 27, 2018 - 19:08:21 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Conte oo qabanaya xulka Italy

    Talaado- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- London


Macallinka Chelsea ayaa hadda heysta fursad uu shaqo ku heli karo haddii uu waayo xilkiisa macallinimo ee kooxda Chelsea oo Qatar kujira.


 

Chelsea ayaa xilli ciyaareedkan ku jirto qaab ciyaareed liita ,waxaana soo baxay warar sheegaya in milkiilaha gaaska ka taajiray uu doonayo in uu eryo tababaraha dalka Talyaani u dhashay.


Conte oo horay u soo hogaamiyey Xulka Talyaaniga ayaa hadda doonaya in ay mar kale ku celiyaan darajada ugu sarreysa xulka Italy.



Xulka Italy ayaa eryaytababar Gian Piero Ventura oo ku hungoobay inuu koobka adduunka 2018 usoo saaro.


 

Tababare Conte ayaa hadda u muuqda nin shaqo deg deg ah heli kara haddiiba Chelsea ay ku dhawaaqdo fasaxidiisa iyada oo kulamo adag ka wajahaya Barcelona iyo Man City.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip