Banaadir SC oo garaacday Madbacadda, xilli ay 10 laacib ku dheelayeen

0
Tuesday February 27, 2018 - 19:48:52 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Banaadir SC oo garaacday Madbacadda, xilli ay 10 laacib ku dheelayeen

    Talaado- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Muqdisho


 

 

Kooxda Banaadir2-0 ku garaacday kooxda Madbacadda oo ay kulan katirsan horyaalka ku qaateen garoonka Banaadir.


Kulankan oo ahaa kulanki 27 ee horyaalka ayeey labada koox soo bandigeen ciyaar aad u sareyso waxaama kooxda Banaadri hogaanka u dhiibay Xasan Santos oo sanadkanwaayo wanaagsan ku qaadanaya horyaalka kadib sanado badan uu intabadan keydka kasoo muuqanaye waxaana goolka labaad oo qeybta dambe dhashay u saxiixay xiddiga no-8Khaliif.



Inkasta oo ay guul muhiim u ahayd heleen , haddana laacib muhiim ah ayeey waayeen kulanka ugu horeeyay kadib markii gebogebada ciyaarta uu karaka casaanka qaatay laacibka no-12 una dhashay dalak Kenya Marcael Samson.


Banaadir SC ayeey guusha uga dhigan tahay ineey kaalinta afaraad 10 dhibcood ugu jiraan horyaalka oo ay 14 dhibcood si wadajir ah ugu hogaaminayaan kooxaha Horseed iyo Dekedda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip