Man Utd oo Rikoodh cusub u dhigeysa Suuqa kala iibsiga Horyaalka Ingiriiska

0
Wednesday February 28, 2018 - 14:23:00 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 1317
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man Utd oo Rikoodh cusub u dhigeysa Suuqa kala iibsiga Horyaalka Ingiriiska

    Arbaco- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Manchester


Kooxda Man Unitedoo haysata Rikoodhka ciyaarayahanka qiimaha ugu badan lagu soo iibsaday Horyaalka Ingiriiska Kadib saxiixi Paul Pogba ee Juventus kagala soo wareegtay ayaa markale dooneysa in ay Rikoodh cusub u dhigto horyaalka Ingiriiska.

Mauro Icardi

 

United ayaa oo dooneysa in xoojiso weerarkeedeeya isha ku haysa weeraryahaka kooxda Inter Milan MouroIcardi waxayan25 jirkan ugu talo gashay £97m ilyan oo ginnni oo u dhiganta (€110m) oo doolar.



 

Laacibkan ayaa 24 kulan u saftay kooxdiisa waxuuna shabaqalulay 18 jeer, xilli kooxdiisa Inter ay dagaal ugu jirto sidii ay ugu so bixi lahayd koobka kooxaha Horyaalada Yurub.


 

United ayaa Icardi ka dul qaadeysa kooxda Real Madrid iyo Paris Saint Germain




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip