Nemanja Matic oo lagu sharfay in loogu magacdaro wado ku taala dalkiisa Serbia

0
Thursday March 01, 2018 - 12:53:47 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 1257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nemanja Matic oo lagu sharfay in loogu magacdaro wado ku taala dalkiisa Serbia

    Khamiis- Serbia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Serbia


Matic oo 29 jira ayaa lagu sharfay in loogu magacdaro wado ku taala xaafada uu ku dhashay ee Vrelo oo 60 kilometres u jirta caasimada dalka Serbia ee Belgrade.


Duqa Magaalada uu ku dhashay ciyaaryahan Nemanja Matic ee Vrelo oo lagu magacaabo Darko Grisic ayaa sheegay ineey garwaaqsadeen ineey wadadan ugu magic daraan ciyaaryahan Nemanja Matic maadaama uu yahay geesi dalkiisa jecel oo dad badana wax u qabtay.



Nemanja Matic ayaa lagu tiriyaa mid kamida ciyaartoyda ugu wadanisan kubadda cagta waxaana la xusuutaa inuu dhoowr mashaariic ka fuliyey dalkiisa sida dhisamaha garoomo kala duwan , iskuulo iyo guryo ay dadka fuqaradaha ku noolaadaan

Nemanja Matic oo ah sahqsi ay dadkiisa aad u jecelyihiin ayaa xulkiisa Serbia u saftay 36 kulan wuxuuna u ansixiyey 2 gool.


W/D: Xabiib Axmed Cali 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip