Man City oo xaqiijisay inuu Fernandinho seegi doono kulanka Arsenal

0
Thursday March 01, 2018 - 13:20:35 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man City oo xaqiijisay inuu Fernandinho seegi doono kulanka Arsenal

    Khamiis- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Manchester



Sida lagu qoray websedka kooxda Manchester City ciyaaryahan 'Fernandinho ayaa ciyaari doonin kulanka adage e kooxdiisu ay wejihi doonto kooxda Arsenal.


Fernandinho oo 32 jira ayaa muruqa ka dhaawacmay intii lugu jiray kulankii fiinaalka koobka Carabao Cup oo ay kooxdiisu 3-0 kaga adkaatay kooxda Arsenal.


Dhaqaatiirta caafimaadka ee kooxda Manchester City oo shalay Scan marsiiyey ciyaaryahan Fernandinhoayaa xaqiijiyey inuu jiro dhaawac dhanka muruqa ah waxeyna si hour dhaca u sheegeen inuusan awoodin inuu safto kulanka adage ee kooxdiisu ay habeyn dambe la ciyaari doonto kooxda Arsenal

Fernando Luiz Roza oo ku magac dheer Fernandinho ayaa ka mida xidigaha ugu muhiimsan kooxda Sky Blues wuxuuna kasoo muuqday kulan walba oo ay kooxdiisu xilligan ka ciyaartay horyaalka England isagoona ansixiyey 3 gool.



W/D: Xabiib Axmed Cali 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip