MUUQAAL: Full-Time: Arsenal 0-3 Man City,wiilasha pep guardiola oo mar kale ku baashaalay Arsenal.

0
Friday March 02, 2018 - 01:08:30 in Wararka by MM Shooble
  • Visits: 285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MUUQAAL: Full-Time: Arsenal 0-3 Man City,wiilasha pep guardiola oo mar kale ku baashaalay Arsenal.

    londan-jimco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

londan-jimco.

Man City ayaa caawa kulan ka tirsan horyaalkaPremier LeagueArsenal kula ciyaartay garoonkaEmirates Stadium.

kulankaan,wuxuu noqday kulan ay mar kale wiilasha pep ku badiyaan 3-0,ka dib finalkii EFL.

Man city,waxa ay goolasha ka heshayBernardoSilva,daqadii 15-aad,DavidSilva daqiiqadii 28-aad,iyoLeroySane oo dhaliyay goolka sedaxaad daqiiqadii 33-aad.

Qaybtii hore ee ciyaarta,waxa ay ku soo dhamaatay 3-0 oo ay ku hogaaminayso kooxda Man City.

Markii dib la iskugu soo laabtay qaybtii labaad ee ciyaarta Arsenal ayaa heshay gool regoora ah,balse waxaa ka qasaariyayPierre-EmerickAubameyang daqiiadii 53-aad.

Ugu danbeentii ciyaarta,waxa ay ku soo dhamaatay 3-0 oo ay ku badisay kooxda Man City.

Guuldarada soo gaaratay kooxda Arsenal ayaa ka dhigan in ay ku jirto kaalinta lixaad ayadoo leh 45 dhibcood.

guuldaradaan ayaa sidoo kale imaanayso wax ka yar shan maalmood,ka dib guuldaradii ay la kulmeen finalka koobka EFL CUP.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip