5,sabab oo ay Atletico guul darradii ugu horreysay ku dhadhansiin karto Barcelona?

0
Saturday March 03, 2018 - 13:34:51 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    5,sabab oo ay Atletico guul darradii ugu horreysay ku dhadhansiin karto Barcelona?

    Sabti,Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti,Barcelona

 

Kooxaha Atletico Madrid iyo Barcelona Habeen dambe ku ballansan Garoonka Come Nou ee Kooxda Barcelona.


Labada kooxood horyaalka waxa u dhaxeysa kaliya 5 dhibcood,waxaana midkasta ay u tahay fursad ay ku dagaallami karto.


Haddaba waxaan idin soo gudbineyaa 5 sabab oo ay Atletico guul darradii ugu horreysay xilli ciyaareedkan ee Laliga ugu geysan karto Barcelona waxaana ka mid ah.



5-Atletico waxaa ay dib u heshay Diego Costa.


4- qaab ciyaareedka Atletico ee xilli ciyaareedkan iyo waliba ,tayada Antoine Griezmann


3-Atletico waxaa ay heysataa daafaca ugu waanagsan shanta horyaal ee Qaaradda Europe.


2-Rajada Atletico ee Laligaha oo ku xiran kulankan.


1-Barcelona 60 saacadood kaddib ayey kulan labaad dheelee,waxaana u sii dheer Champions League oo ay Chelsea la ciyaareyso isla bishan.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip