15 xiddig ee loogu doon doonista badanyahay Serie A?

0
Saturday March 03, 2018 - 13:39:44 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    15 xiddig ee loogu doon doonista badanyahay Serie A?

    Sabti,Roma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti,Roma

 

Horyaalka Dalka Italy ayaa laga soo diiwaangeliyay 15 ciyaaryahan oo xagaagan diiradda u saran kooxaha waaweeyn ee Qaaradda Europe.


Xiddigahaas waxaa ay u kala ciyaaraan kooxaha heerka 1aad ee dalka Talyaaniga,waxaana inta badan kooxaha ay u ciyaaraan ku mayal adeygayaan siideynta xiddiggaas.


Halkan ka eeg liiska xiddigahaas iyo koxaha ay u ciyaaraan.



1 Alisson (Roma)


2 Felipe Anderson (Lazio)


#3 Andrea Belotti (Torino)


#4 Stefan de Vrij (Lazio).


#5 Gianluigi Donnarumma (AC Milan)


#6 Paulo Dybala (Juventus)


#7 Mauro Icardi (Inter)


#8 Jorginho (Napoli)


#9 Sergej Milinkovic-Savic (Lazio)


#10 Radja Nainggolan (Roma)


#11 Ivan Perisic (Inter)


#12 Pepe Reina (Napoli)


#13 Alex Sandro (Juventus)


#14 Milan Skriniar (Inter)


#15 Kevin Strootman (Roma).



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip