Mudric oo 5 sano xabsi ah muteysan kara!

0
Saturday March 03, 2018 - 13:44:04 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudric oo 5 sano xabsi ah muteysan kara!

    Sabti,Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti,Madrid

Xiddigga kabtanka Xulka Croatia Luka Modric ayaa muteysan kara lix bilood ilaa shan sano oo xabsi ah kaddib markii lagu soo oogay eedo musuqa iyo beensheegid Maxkamadeed.


Xiddiggan ayaa waxaa dacwad ku furay Madaxweynihii hore ee Kooxdii hore ee Kooxda Dinamo Zagreb, Zdravko Mamic.


Mudric ayaa la soo taagay Maxkamad waxaana wax laga weydiiyay heshiiskii uu ugu biiray Tottenham iyada oo lagu heyso in uu ka beensheegay heshiiskaas intii ay maxkamadda socotay.



Sida uu daabacayo Wargeyska Vecernji List ee ka soo baxa dalkiisa Croatia xiddiggan haddii lagu helo dambigan waxaa uu muteysanayaa xabsi u dhaxeeya lix bilood ilaa shan Sano,taas oo ka dhigan in uu ka mid noqonayo xiddigaha loo xirayo dambi beensheegid la xiriira.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip