Juventus oo daafac muhiima ka dooneysa kooxda Arsenal

0
Sunday March 04, 2018 - 09:24:55 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Juventus oo daafac muhiima ka dooneysa kooxda Arsenal

    Axad- Torino

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Torino


Calcio Mercato ayaa lagu daabacay in kooxda Juventus ay markale dib usoo celisay dalabkii ay kooxda Arsenal kaga dooneysay daafaca reer Spain ee Hector Bellerin kaas oo dhankiisa doonaya inuu kooxda isaga tago.

Image result for Hector Bellerin

Juventus ayaa dooneysaineey £45m kula soo wareegto Hector Bellerin oo ay dooneyso ineey geliso booska daafaca reer Chana ee Kwadwo Asamoah oo ay macquultahay ineey kooxdu fasaxdo marka uu dhamaado xagaagan.



Hector Bellerin oo 22 jira ayaa ka niyad jabay qaab ciyaareedka liita ee kooxdiisa Arsenal wuxuuna hada diyaar u yahay inuu kooxda isaga tago waxaana sidoo kale xiiseeneysa kooxda uu kusoo bar baaray ee Barca oo dooneysa ineey xagaaga dambe ka ciyaarsiiso horyaalka dalka Spain ee La Liga.


W/D: Xabiib Axmed Cali 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip