Stephan El Shaarawy oo shaaca ka qaaday xulka uu taageeri doono marka uu furmo koobka dunida

0
Sunday March 04, 2018 - 09:46:45 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 677
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Stephan El Shaarawy oo shaaca ka qaaday xulka uu taageeri doono marka uu furmo koobka dunida

    Axad-Roma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-Roma





Stephan El Shaarawy oo 25 jira ayaan kasoo muuqan doonin dhacdada weyn ee koobka dunida maadama xulkiisa Italy aysan koobkan usoo bixin.


Hadaba Gooldhaliyaha kooxda Roma oo saxaafada la hadlay ayaa ka shifay xulka uu sacab tumi doono marka uu koobka dunida dalka Russia ka furmo 14 bisha June ee sanadkan.


Stephan Kareem el-Shaarawyayaa sheegay inuu taageeri doono xulka uu asal ahaan kasoo jeedo ee Egypt oo ka mida 32-ka xul ee ka qeyb gali doona koobka dunida.



Xulka faraaciinta lagu naaneyso ee Egypt oo 28 sano kadib usoo baxay koobka dunida ayaa ku jira Group A waxaana ku wehliya xulalka Russia, Saudi Arabiaiyo Uruguay.


W/D: Xabiib Axmed Cali 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip