Messi walaalkii oo lagu xiray Argentine !

0
Monday March 05, 2018 - 10:14:43 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Messi walaalkii oo lagu xiray Argentine !

    Bonis Aires

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bonis Aires

Walaalka ka weyn Lionel Messi ayaa lagu xiray Dalkiisa Argentine kaddib markii qof uu gaari ku dhuftay ugu hanjabay in uu hub ula soo baxayo.


Ninkan oo lagu magacaabo Matias ayaa waxaa uu shil ku galay goob loo dalxiis tago Axaddii shalay,waxaana markii ay labada Gaari isku dhaceen kaddib u hanjabay qofkii kale isaga oo ugu gooddiyay in uu hub ula soo baxayo.


Ninkan waxaa markii labaad oo la xiro muddo saddex bilood gudahood ah,waxaana uu hadda ku jiraa Xabsi halkaas oo uu maxkamad suge ku yahay.



Ninka ay isku dhaceen walaalka Messi oo lagu magacaabo Rivera, ayaa sheegay in isaga oo gaarigiisa Parking dhiganaya uu gaariga ku dhuftay markii uu weydiiyayna uu ku booday isaga oo ka qabtay kulleetiga kaddibna ugu gooddiyay in uu dilayo,caayna ugu daray.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip