Milan oo heshiis la gaartay Pepe Reina

0
Thursday March 08, 2018 - 18:23:50 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Milan oo heshiis la gaartay Pepe Reina

    Khamiis- Milan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Milan




Pepe Reina ayaa aqbalay inuu ku biro kooxda Acmilansida ay warineyso jariiradda Corriero Dela Sporte.


Milan ayaa ku wargelisay in ay heshiis la gaartay Reinakaa oo heshiisu dhacayodhammaadka xilli ciyaareedkan.


Laacibkan ayaa sanadkii qaadan doono 3milyan oo doolar oo ay u dheer tahay gunnooyin iyo bandigiisaqiimo ku xeernaan doona, waxaana loo kordhin doonaa heshiiskiisa sandkan kale oo dheeri ah.


Milan ayaa dhawaan ku dhawaaqi doonta dhaqan galka heshiiskan kaasoo rasmi ka dhigi doonta in Pepe Reina uu isla Italy sii joogi doona.


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip