Man City oo Liverpool & Arsenal ku Garaaceysa saxiixa laacib ay si weyn u doonayeen lixdi bil ee lasoo dhafay

0
Saturday March 10, 2018 - 09:53:16 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man City oo Liverpool & Arsenal ku Garaaceysa saxiixa laacib ay si weyn u doonayeen lixdi bil ee lasoo dhafay

    Sabti- England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- England


 


 

 

Kooxda Manchester Cityayaa isu diyaarinaysa in ay lasoo saxiixato laacibka Monaco ee Thomas Lemar iyadoo uu ku garaacaysa kooxo ka dhisan Premier League eek ala ah

 

Lemar waxaa muddo dheer ku raadjoogay kooxda Liverpool , Arsenal kooxda Chelsea oo dhawan kusoo birtay. Basle sida uu qorayo wargeyska telegraph warinayo 22 jirkan u dhashay dalka Faransiiska ayaa hadda soo galay liishaanka tababare Pep Guardiola.

Kooxda Liverpool iyo kooxaha magaalada London Cheslea iyo Arsenal ayaa cabsi weyn ka qaba warka City tababaraheeda Guardiola.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip