Maxaa kala socotaa rajada Pogba ee Kulanka Maanta ee Liverpool ?

0
Saturday March 10, 2018 - 10:11:28 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 1146
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa kala socotaa rajada Pogba ee Kulanka Maanta ee Liverpool ?

    Sabti- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Manchester


Rajada Paul Pogbaee kulanka kooxdiisa United maantagaroonka Old Traford kusoo dhaweneysa kooxda Liverpool ayaa hoos loo dhigay.


Pogba ayaan natiijo wanaagsan laga helin tijaabadii caafimaad ee shalay ay waaxda Caafimaadka Kooxda United ka qaadeen, waxaanamaanta ka hor kulanka lagu wadaa in markale baaritaan lagu celiyo taasoo lagu xaqiijinayo inuu safan karo iyo in kale.


 

Hadii uu Pogba ku guuldareyso inuu soo kabasho sameeyo waxay dhabar jab ku noqon doontaa United oo kulanka Liverpool saddex macno oo weyn u leeyahay.



Waa kulan laba dhibcood oo qura ay qeybiso labada koox, sidoo kale waa kulanka ugu adag ugu weyn horyaalka Ingiriiska taariikhda iyo labada koox oo ah kuwa si weyn u xafiltama.


Inkasta uu mugdi soo kala dhex galay Pogba iyo tababarhiisa Morurino, haddana waxuu Jose Pogba u arkaa laacib aad muhiim ugu ah kooxda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip