Manchester City oo shaacisay Inta isbuuc ee uu garoomada ka maqnaan doono gool dhaliyaheeda Sergio Aguero

0
Monday March 12, 2018 - 18:56:18 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester City oo shaacisay Inta isbuuc ee uu garoomada ka maqnaan doono gool dhaliyaheeda Sergio Aguero

    Isniin- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Manchester


 

29 jirkan heerka caalami ee xulka Argentina ayaa shalay ku dhaawacmay xerada tababarka ee kooxdiisa oo u diyaar garoobeysay kulanka Stoke City.


War qoraala oo kasoo baxay kooxda Manchester City ayaa lagu cadeeyay inuu dhaawac dhanka jilibka ah soo gaaray ciyaaryahan Sergio Aguero oo hada garoomada ka maqnaan doona mudoo laba isbuuc ah.


Sergio Aguero oo ah gool dhaliyaha ugu sareeya kooxda City ayaa rajo wanaagsan laga qabaa inuu dib usoo caafimado ka hor kulanka adag ee kooxdiisu ay wejihi doonto kooxda Everton kulankaas oo dhici doona 31-ka bishan March ee sanadkan.



W/D: Xabiib Axmed Cali 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip