Manchester United oo qorsheeneysa ineey qandaraas cusub ku abaalmariso Jesse Lingard, imisa ayuu gaari doonaa mushaarkiisa ?

0
Monday March 12, 2018 - 19:09:28 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 470
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester United oo qorsheeneysa ineey qandaraas cusub ku abaalmariso Jesse Lingard, imisa ayuu gaari doonaa mushaarkiisa ?

    Isniin- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Manchester


25- jirkan heerka caalami ee xulka England ayaa hada waqti fiican ku qaadanaya garoonka Old Trafford wuxuuna kooxdiisa xagaagan u ansixiyey 13 gool isagoo u saftay 38 kulan.


Sida lagu qoray wargeyska Daily Star maamulka kooxda Manchester United oo hada aad ula dhacsan qaab ciyaareedka Jesse Lingard ayaa doonaya ineey xidigan ku abaalmariyaan qandaraas cusub.


CiyaaryahanJesse Lingardoo hada isbuucii qaata aduun dhan £75,000 ayeey madaxda kooxda Manchester United u balanqaadeen ineey isbuuc walba siin doonaan aduun lacageed dhan £100,000 hadii uu ugu dambeyn aqbalo inuu qalinka dul dhigo heshiis cusub oo gaaraya sanadka 2023.



Jesse Ellis ( Ellis Lingard oo isagoo 7 jira kusoo biiray kooxda Manchester United ayaa hadakamida xidigaha muhiimka ah ee tababare José Mourinho taas ayaana sababtay ineey maamulku usoo bandhigaan heshiis cusub oo uu isbuucii ku qaadanyo £100,000 oo Geni.


W/D: Xabiib Axmed Cali 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip