Arsenal oo hogaamineysa dhoowr kooxood oo xiiseenaya adeega ciyaareed ee ciyaaryahan Max Meyer

0
Monday March 12, 2018 - 19:28:47 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal oo hogaamineysa dhoowr kooxood oo xiiseenaya adeega ciyaareed ee ciyaaryahan Max Meyer

    Isniin- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- London

sida Lagu qoray Daily Maily kooxda Arsenal ayaa hogaamineysa tartanka loogu jiro saxiixa xidiga kooxda Schalke 04 Max Meyer kaas oo uu qandaraaskiisu ku egyahay dhamaadka xilli- ciyaareedkan.


Max Meyer oo ah 22 jir u dhashay dalka Germany ayaa dhankiisa doonaya inuu isaga tago kooxdaSchalke 04 si uu ugu biiro koox awood ku leh qaarada yrub.


Tabaraha Kooxda ArsenalArsene Wenger ayaa maamulka kooxdiisa ka dalbaday ineey soo qaataan ciyaaryahan Max Meyer si uu badal ugu noqdo Santi Cazorla oo ay da,du kadaba timid.



Ciyaaryahan Max Meyer oo ay sidoo kale xiiseenayaa kooxaha Bayern Munich, AC Milan iyo Liverpool ayaa kooxda Schalke 04 kusoo biiray sanadkii 2013 wuxuuna tan iyo xilligaasi guud ahaan u saftay 190 kulan wuxuuna u ansixyey 22 gool.


W/D: Xabiib Axmed Cali 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip