Man City ku dhaw hanashada Horyaalka kadib guushii Stoke, imisa guul ayeey u baahan tahay? +Sawirro

0
Tuesday March 13, 2018 - 07:45:19 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man City ku dhaw hanashada Horyaalka kadib guushii Stoke, imisa guul ayeey u baahan tahay? +Sawirro

    Talaado- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Manchester



Manchester City ayaa gaartay gay ug sii dhawaaneyso hanashada horyaalka Horyaalka 2017-18 kaidb markii ay xalay 2-0 kaga adkaatay kooxda Stoke City oo ay u martisay.


City oo laba qeyb kala dhalisay labada gool waxaa u saxiixay laacibkooda David Silva.


Silva  ayaa goolka hore dhaliyey daqiiqadi 10 eeciyaarta, hlka goolka labaad uu raacsaday daqiiqadi 50 waxaana ku kala caawiyey Sterling iyo Jesus.



Cirty  ayaa kadib 30 kulan horyaalka ku horkaceysa 81dhibcood waxaya 16 ka sareysa Man United oo kusoo xigta.



City ayaa u baahan in ay guuleysato  labda kulan ee ugu soo horeeya ,kulanka  hore waxay booqan doontaa Everton halka Kulanka labaad ay garoonkeeda kusoo dhaweyn doonto kooxda kusoo xigta isla markaana ay magaalo wadaagta yihiin ee Man United waxayna laba guul oo ay kaa gaartaa labadaas koox ka dhigan tahay in loo caleemo saaro horyaalka.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip